Barn muslimiinta & Mowqifka uga Aadan Cowlamada waaa barnaamij banaanka kenaya waxa ay tahay cowlamo, sida ay dhaxdeena ugu faaftay iyo mawaaqoofta muhiimka ah...
XALQADA 1AAD EE ANDALUS PODCAST Oo aan maanta ku faaqideeyno Sooyaalka Dacwadeed ee Sheekh Cusmaan Dacwo Xafidahullah.
Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee...