Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee lasocosho wanaagsan Insha-Allah.
Waa warbixinno taxane ah oo aad kaga bogan karto taariikhda halyeeyada milatari ee soo maray taariikhda islaamka.
Waa warbixinno Taxan ah oo diirada saaraya shirqoolladii lagu kala qeybiyay Soomaali Weyn.
Waa warbixinno taxane ah oo aad kaga bogan karto taariikhda halyeeyada milatari ee soo maray taariikhda islaamka.