Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee lasocosho wanaagsan Insha-Allah.
Waa warbixinno taxane ah oo aad kaga bogan karto taariikhda halyeeyada milatari ee soo maray taariikhda islaamka.
ANDALUS PODCAST Xalaqadii 13-aad: waxaa maanta marti ku ah Sheekh Cabdi Qani Kabo-Jecel oo ka sheekeyn doona Halgankii dhulka Soomaali-Galbeed, Jabhadii is-dhiibtay ee Ibraahim...
Waa warbixinno Taxan ah oo diirada saaraya shirqoolladii lagu kala qeybiyay Soomaali Weyn.