Waa warbixinno taxane ah oo lagu soo gudbinyao weeraradii ugu xooganaa ee ururwaynaha Al-Qaacida uu fuliyay rubac qarnigii lasoo dhaafay.
Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee...
Waa warbixinno Taxan ah oo diirada saaraya shirqoolladii lagu kala qeybiyay Soomaali Weyn.