Sooyaalka Colaada Soomaaliya Iyo Itoobiya [04]

October 09, 2024 00:12:11
Sooyaalka Colaada Soomaaliya Iyo Itoobiya [04]
Andalus Podcast
Sooyaalka Colaada Soomaaliya Iyo Itoobiya [04]

Oct 09 2024 | 00:12:11

/

Show Notes

Waa warbixinno taxane ah oo diiradda saaraya sooyaalka colaada  Soomaaliya iyo Itoobiya  ee mudada qarniyada ah socota. Soomaalida ayaa geeska Afrika ku matalaya islaamka halka xabashidu ay wakiil ka yihiin nasaarada, waxaana mudo qarniyo ah dhaxmaraya dagaal udhaxeeya xaqa iyo baadilka.

Other Episodes

Episode

September 29, 2024 00:08:17
Episode Cover

Muxuu Caalamku Ku Waayay Hoobashada Muslimiinta [03]

Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee...

Listen

Episode

October 06, 2024 00:07:33
Episode Cover

Muxuu Caalamku Ku Waayay Hoobashada Muslimiinta [12]

Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee...

Listen

Episode 29

July 03, 2025 01:06:01
Episode Cover

ANDALUS PODCAST XALAQADII 29-AAD - Ma dhab baa mise waa dhalanteed xorriyadda loo dabaal dagayey toddobaadkan iyo sanadihii lasoo dhaafay oo idil? ABWAAN GAMADIID

ANDALUS PODCAST XALAQADII 29-AAD - Ma dhab baa mise waa dhalanteed xorriyadda loo dabaal dagayey toddobaadkan iyo sanadihii lasoo dhaafay oo idil? ABWAAN GAMADIID

Listen