Waa warbixinno taxane ah oo aad kaga bogan karto taariikhda halyeeyada milatari ee soo maray taariikhda islaamka.
XALQADA 1AAD EE ANDALUS PODCAST Oo aan maanta ku faaqideeyno Sooyaalka Dacwadeed ee Sheekh Cusmaan Dacwo Xafidahullah.
Barnaamijka Islaamka iyo caafimaadka insaanka waa barnaamij guda balaaran oo aynu kusoo gudbineyno sida diinteena suuban ay u daaweysay dhamaan xanuunada yowmiga ah ee...