ANDALUS PODCAST XALAQADII 24-AAD: Wax ka ogow fadliga 10-ka hore ee bisha Dilxij, mowduucaasi waxaa inoo sharraxaya Sheekh Cabdiwaaxid Isxaaq Muudeey.
XALQADA 4AAD EE ANDALUS PODCAST Oo aan maanta ku faaqideeyno Taxadiyaatka iyo Caqabadaha ku xeeran Barashada Luuqada Carabiga - Ustaad Abuu Muxammad Xafidahullah.
Barnaamijka Islaamka iyo caafimaadka insaanka waa barnaamij guda balaaran oo aynu kusoo gudbineyno sida diinteena suuban ay u daaweysay dhamaan xanuunada yowmiga ah ee...
Kani waa kitaab si cad u muujinaya waxa uu caalamka ku waayey hoobashada muslimiinta, waxa uuna ka koobnaan doonaan in badan 100 xalqo ee...