Waa warbixinno taxane ah oo diiradda saaraya taariikhda Filistiin oo ah dhul barakaysan oo dhaca mandiqada Shaam. Waxaa ku yalla masjidka sadaxaad ee ugu...
Waa warbixinno taxane ah oo aad kaga bogan karto taariikhda halyeeyada milatari ee soo maray taariikhda islaamka.
Barnaamijka Islaamka iyo caafimaadka insaanka waa barnaamij guda balaaran oo aynu kusoo gudbineyno sida diinteena suuban ay u daaweysay dhamaan xanuunada yowmiga ah ee...